Cusub
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-sbaa, -sbayd; cuscusub)1. Wax aan weli la isticmaalin ahaansho. 2. Wax jiritaankiisa markaa ugu horreyso ahaansho. 3. Cir, wax roob laga filayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cusub ↴
waa | aalad | jaansaar | jaansaar | jaansaaran | kaaga | aannu | arkijireddoon | asaas | asaasan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg