Daaq
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad. 2. ld daaqid.
Daaq
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Caws, caleen iwm cunid (xoolo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaq ↴
baad | ibalaroor | raamo | saalaweyneeye | ugbaad | ununush | uraad | uurxaad | uus | uusley |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

