Raamo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhul daaqa xoolaha ku wanaagsan oo ciid cad, jilicsan leh. 2. eeg raan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raamo

durraamo | durraamo | faraq | karaamo | maraamo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg