Daayeer

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daayeer/-rro, m.dh) Xawayaan afarta addin ku socda oo labada hore sida dadka u adeegsada, qaab ahaanna dadka u eg. ld daanyeer.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daayeer

daanyeer | daanyeerad | daayeerad | garaadley | geedatiris | goriilla | xaraar |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg