Dab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada. 2. Hub. 3. Danab. ld deb.

Dab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ceel maax ah oo aan dowlis lagu cabbin.

Dab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Ugaar, shimbir iwm dabin ku qabasho. 2. Timo soohid. 3. Il muddo yar isku hayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dab

ibadaboole | ibadaboolo | faa | daabacan | naa | jaabo | saabil | aalkol | aameel | haad-haad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg