Dabaqad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Qayb bulsho ka mid ah oo isku dan ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaqad

biyo-dhuleed | boroolataariyad | burjuwaasiyad | fardooley | qayb bulsho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg