Daliig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Jilcinta lagu sameeyo caw, maqaar iwm iyadoo qalab gaar ah la adeegsanayo. 2. Daaweynta muruq jirran iyadoo faraha la adeegsanayo. ld daliigid.
Daliig
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)1. Cad dhuuban, dheer oo ka samaysan maro, caw, maqaar iwm. 2. Xarriiq dheer, dhuuban oo wax ku dul taal.
Daliig
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Caw, maqaar iwm qalab gaar ah oo looga tala galay ku jilcin. 2. Muruq jirran faraha ku daaweyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daliig ↴
taarash | areerin | daliigid | daliigtin | dhoor | dhud | dhuub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg