Dhuub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Daliig mayrax ama xaskul ah. 2. Laa barshin oo caw ah oo isku xiran. 3. Sacab muggiis oo badar, sonkor iwm ah. 4. Mid ka mid ah ubaxa docihiisa.

Dhuub

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhenged.

Dhuub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Wax baaxaddiisa yaryar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuub

ubbo | daabdulle | gaaddo | ibriiq | idif | idifsan | laama | laamallooye | naas | qaaddo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg