Dambiil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Qalab caw, xaskul, caag iwm laga sameeyo sidde leh oo adeegga guriga lagu rito. ld danbiil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dambiil ↴
baanso | bac | caw | dambiilannimo | dambiile | danbiil | dembiile | dhuun-goys | khaysaraan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg