Dareen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. War dhiilo leh. 3. Tuhun; shaki.
Dareen
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eemay, -eentay; -eemi)1. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax tuhmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dareen ↴
haadey | qaabile-kiimikaad | baabso | baahi | ee | ibitiiliyam | jabaq | maandhay | maandhe | naayaa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg