Dawan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Koor yar, bir ka samaysan oo gammaanka loo xiro. 2. Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawan ↴
bilbilo | danan | kamuun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg