Dayuurad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Gaadiid hawada mara, rakaabka iyo xamuulka qaada, jaad ka mid ahna lagu dagaallamo. ld dayaarad, diyaarad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dayuurad ↴
baad | cagadhigo | dayaarad | diyaarad | garoon | injiin-dhuundhas | majare | mar | shabaako |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg