Degdeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.

Degdeg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Si dhaqsiya ah wax u qabasho. ld deddeg².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degdeg

aal | daabbul | daabul | daadguree | kaadsanla' | kaadsiinyo | Markiiba | qaadqaad | abraar | alamso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg