Muudal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Bakhayl; dhabcaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muudal

bakhayl | dhabcaal | gacan-adag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg