Dhafri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid inay dhafarto ku kalifid.2. Xarig dhafar ah awr ku dhejin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhafri

dhafar | dhafrid | dhafrin | dhafris | dhafrisan | dhafrisanaan | dhafrisanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg