Dhalaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal¹.
Dhalaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)1. Muuqaal ifaaya yeelasho. 2. Dareere noqosho (adke). 3. Ka soo dh.: qof, hawl loo xilsaaray sidii la rabey u fulin. ld dhalal².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhalaal ↴
yusur | adke | alxan | antarasayt | arjantam | armac | baraf-dhalaal | bidhaan | birshub | caddaansadaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg