dhalal
(m.l)

ld dhalaal¹.

dhalal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

ld dhalaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhalal

dhalaal [m.l]
Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal¹.

dhalaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
1. Muuqaal ifaaya yeelasho. 2. Dareere noqosho (adke). 3. Ka soo dh.: qof, hawl loo xilsaaray sidii la rabey u fulin. ld dhalal².

dhalaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali.

dhalaalid [m.f.dh]
eeg dhalaal². ld dhalalid.

dhalaalin [m.f.dh]
eeg dhalaali. ld dhalaalis, dhalalin.

dhalaaliso [m.dh]
Qabow aad u xun. ld dhalaalyo, dhalaliso.

dhalaalo [m.dh]
1. Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo. 2. ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.

dhalali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dhalaali.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg