Dhanaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhadhan aan macaanayn, kharaarayn, carrabku uusan jeclaysan oo laga helo cusbada, liinta iwm.
Dhanaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Wax dhadhan cusbo leh noqosho.
Dhanaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax dhadhan cusbo yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhanaan ↴
baacug | jaan | naatariyam-koloraydh | asiidh-laagtika | bad | bax | biir | canyo | carbar | ciir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg