Tashiil

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.


Tashiil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)

Wax dhaqaalayn; beekhamayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tashiil

baatul | barakayso | barakee | beekhaami | beekhaan | beekhaanso | dhabiil | dhabiil | dhaqaaladdaran | dhaqaalallawe |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg