Dhaylo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xoolaha ama ugaarta yaryar hilibkooda jilicsan oo aan weli adkaan. 2. ld dhayl 1 (1).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaylo ↴
dhayl | dhayloobid | dhaylow | riig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg