dheellitirid
(m.f.dh)eeg dheellitir². ld dheellitir¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dheellitirid ↴
cammir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Dukaan, badeeco badan dhigid. 2. Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.
dheellitir [m.l]
1. Isle'ekeysiinta culayska saaran wax labadiisa dhinac. 2. Isle'ekeysiinta xisaab labadeeda dhinac. 3. ld dheellitirid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg