Dhergi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Nafley, wax badan oo laga dhergo siin. ld dherji.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhergi

haag | laaf | oonbeel | qaaley | wabax | wabax | wabxi | bogo | buuflee | dharqo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg