dhexmari
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)Degaan, xoolo iwm wax dhexqaadsiin. ld dhexmarsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhexmari ↴
abraar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Meel ciriiri ah xoog ku dhexmarid. 2. (f.mg) Si degdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.
dhexmar [m.l]
ld dhexmarid.
dhexmarid [m.f.dh]
eeg dhexmar². ld dhexmar¹.
dhexmarin [m.f.dh]
eeg dhexmari. ld dhexmarsiin.
dhexmarsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dhexmari.
dhexmarsiin [m.dh]
ld dhexmarin.
dhex-xul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Wax dhexmarid.
gudbin-gudbiye-milme [m.l]
(kiim.) Isbedelka kiimikaad ee ka dhasha saldanab danabeed oo la dhexmariyey hoorar gudbiye ah (gudbiye-milmeyaal).
kollooydh-soocid [m.dh]
(baay.) Dariiqo molikuyuulada waaweyn (sida istaarajka ama borotiinka) iyo molikuyuulada yaryar (sida guluukows ama amiino asiidhada) oo ku wada jira milan lagu kala sooco iyada oo la adeegsanaayo siimow xulasho oo la dhexmarinaayo xuub badh-habe ah.