Dhicis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ilmo dhashay iyagoon bilahoodii dhammaysan. 2. ld dhicin¹.

Dhicis

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld dhicid¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhicis

kaadiraac | laandhicis | dabeyl | dhaadhicis | dhici | dhicid | dhicin | dhicisnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg