Dhicid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg dhac². ld dhicis², dhicitaan.
Dhicid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xero-ka-bixidda uu neef geel ahi xerada ka baxo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhicid ↴
caal | daabo | daaf | jaamee | jab | laamee | nabar-kul | nacalad | qaad | qaalalyoo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg