dhiigmiir
(m.l)Nafley nool oo dhiig laga shubto, kaydin ama dan kale darteed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiigmiir ↴
dhiigmiirad [m.l]
1. Si xaqdarra ah oo dadka xooggiisa looga faa'iideysto. 2. Dh. ah: qof dadka xooggiisa si xaqdarra ah uga faa'iideysta. 3. ld dhiigmiirasho.
dhiigmiiradnimo [m.dh]
Dhiigmiirad ahaansho.
dhiigmiirasho [m.f.dh]
eeg dhiigmiiro. ld dhiigmiirad (3).
dhiigmiirato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld dhiigmiirad (2).
dhiigmiiro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Nafley dhiig ka shubasho. 2. Cid si xaqdarro ah ku jirto xooggiisa uga faa'iideysasho.
dulnool [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-laa, -layd)
Ku d.: qof ka faa'iidaysasho; qof dhiigmiirasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg