dhilli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Mindi, masaar, toorray, iwm daab ka saarid. ld dhilqi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhilli

dhiliq [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhillis.

dhiliqsad [m.l]
ld dhillisasho.

dhiliqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld dhillisan.

dhiliqsanaan [m.dh]
ld dhillisnaan.

dhiliqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhillisnaan.

dhiliqsasho [m.dh]
ld dhillisasho.

dhiliqsi [m.l]
ld dhillisasho.

dhiliqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld dhilliso.

dhillin [m.f.dh]
eeg dhilli. ld dhilqin, dhilqis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg