dhillo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Naag jirkeeda ka ganacsata. 2. Dalagga digirta, meseggada, galleyda marka ay laba dhegood ka yihiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhillo

cawameer [m.dh] (-ro, m.l)
1. Nafley habeenkii wareegta. 2. Dhillo. 3. Cuntub gaar ah, ilaalo.

dhilloobid [m.f.dh]
eeg dhillow.

dhillow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Dhillo noqosho (naag).

kurkurray [m.dh]
Naag jirkeeda si qarsoodi ah uga ganacsata; dhillo.

qaxaabad [m.dh] (-do, m.l)
Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo.

sharmuuto [m.dh] (-ooyin/sharaamiid, m.l)
Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo; qaxbo.

walaabi [m.dh] (-iyo, m.l)
Naag si sharci darro ah loogu galmoodo ama jirkeeda iibsata; dhillo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg