Dacal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Daraf, dhinac, cirif.
Dacal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Summad xoolaha loo yeelo oo dhegta dhinaceeda hoose la jeexo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dacal ↴
laab | naasacelis | qaaddo | raan | taarash | taf | aarad | af | badhan | bigil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg