Dhiso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Aqal, dugsi, xafiis iwm samaysasho. 2. Xubno maamul dawlad oo cusub magcaabasho. 3. Qoys cusub asaasasho. 4. Harag la togay engegsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiso ↴
aajur | jaajuur | sabansabdho | udubxoog | ardaa | balbalo | bangalo | buundo | daash | dacar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg