dhufaan
(m.l) (-nno, m.dh)1. (-nno, m.dh) Dh. ah: neef xoolo ah la xiniinya baxshay. 2. ld dhufaanid.
dhufaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)Neef xoolo ah xiniinya bixin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhufaan ↴
edegkudhufaan [m.l]
Orgi yar oo caano nuug isagoo ah xiniinyaha laga baxshay. ld ciddikudhufaan. ciddikudhufaan
ahmin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Ariga intiisa shilis oo la suuq geyn karo. 2. Orgida iyo wananka dhufaanan ee beeca ama hilib loogu talagalay. ld ahmi.
baqay [m.l]
Dibi dhufaan ah oo shilis.
ciddikudhufaan [m.l]
ld edegkudhufaan.
dhayladhufaan [m.l]
ld dhayladhufaamid.
dhayladhufaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
Orgi yar caana-nuugnimo xiniinyaha kaga bixin.
dhayladhufaanad [m.l]
ld dhayladhufaanasho.
dhayladhufaanasho [m.f.dh]
eeg dhayla- dhufaano. ld dhayladhufaanad.
dhayladhufaanid [m.f.dh]
eeg dhayladhufaan². ld dhayladufaan¹.
dhayladhufaano [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-naday, -natay)
Orgi yar caana-nuugnimo xiniinyaha kaga baxsasho.