Dhuun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Caano si aad ah u suusacay. 2. Malax. 3. Dh.kayga, dh.kaaga iwm: naftayda, naftaada iwm.

Dhuun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-uumo, m.l)

1. Tuubada cuntada caloosha geysa; hunguri. 2. Bir, caag iwm dhexda ka daloola, oo hooraha lagu nuugo. 3. Jid toosan oo dhuuban.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuun

ib | kaadi | naas | uuroowid | xalfoof | aroore | badeecad | bayb | biladdaye | biree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg