Dhuuni

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Cuntada dadku cuno. 2. Qof cuntada ku mamman.


Dhuuni

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nyay, -niday; -nyi)

Qof cunnasiin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuuni

caddadhuuni | dhuunidoon | dhuunirraac | dhuunirraacnimo | dhuunyid | gasiin | hunguriweyn | hunguriweyne | hungurixume |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg