digle
(m.l)Salamaki.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh digle ↴
digdigle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof faan iyo dafdaf badan.
diglayn [m.f.dh]
eeg diglee.
diglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Dig sameyn (wadne). 2. Nabar iwm dikaamid.
firindiglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld farandullee.
firindigleyn [m.dh]
ld farandulleyn.
firindigleys [m.l]
ld farandulleyn.
labammidigle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof labada gacmood isku si wax ugu qabta.
labaxiddigle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Sargaal ciidan oo darajadiisu tahay laba xiddig.
xiddigle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Sargaal ciidan oo hal xiddig leh.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg