Dilaa

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qof ama bahal aad wax u laaya. 2. Cudur nafleyda safmar u dila. ld dile.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dilaa

gaade | qaatil | ummuladdoox | arooryohoraad | bahal | beerfarriije | caddilaad | caddilaad | dhiigyacab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg