Doolaal

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. D. ah: qof ka tegey meeshiisii oo ku sugan meel kale oo ka fog oo uusan camal ku hayn loogana baahanayn. 2. D. ah: dugaag meelo kala fog ka ugaarsada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doolaal

dhoolaal | dhoolaal | doolaalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg