Doox

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Saxaro jilicsan oo ay nafleydu dhigaan marka ay cunaan ama cabaan waxyaabo caloosha kiciya; shuban. 2. (-xyo, m.dh) Dhul godan oo biyo mareen ah; tog. 3. ld dooxid.

Doox

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Wax af leh calool nafley ku dhufasho si uur-kujirtu uga soo dhacdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doox

gaade | oogo | ummuladdoox | uurdoox | uurxaad | bogdoox | bogdoox | bogdooxid | carraggoo | cirdoox |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg