Tacdaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar¹, tamcaar¹.
Tacdaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)(dii.) Ku t.: neef duco darteed u qalid. ld tadcaar², tamcaar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tacdaar ↴
tacdaarasho | tacdaarid | tacdaaro | tadcaar | tadcaar | tadcaarasho | tadcaarid | tadcaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg