Dulalaati
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Dalool yar, ka bannaan wax is haysta ama jiq oo cirku muuqdo. ld dululaati.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulalaati ↴
dululaati | habdhis-kulan | joometeri | kulan | shuhub | tub | xawaare ileys |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

