Dheef
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.
Dheef
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Ka dh.: wax faa'iido ka helid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dheef ↴
ebinefiriin | kaadi | anfac | ATP | baan | baankariis | balaatihelmantis | borootiin | burhaan | calaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg