dumaa
(m.l)Caws gaboobay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dumaa ↴
damal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Qurac weyn oo har badan. 2. Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal. 3. Caws dumaa ah.
dumaal [m.dh]
1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore guursado. 2. Roob yar; shuux.
dumaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Naag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.
dumaalid [m.f.dh]
eeg dumaal². ld dumaalis.
dumaalis [m.dh]
ld dumaalid.
dumaashi [m.l] (-iyaal, m.l/dh)
Nin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.
dumaashi [m.dh] (-iyaal, m.l/dh)
Qof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg