Aas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xabaalidda meydka; ld aasid. 2. Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo; himhiimow, cilcillow.
Aas
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Wax dhulka ku xabaalid (dad dhintay); duugid.
Iskaashi*
Si wadajir ah u wada shaqeyn. Tusaale: "Hoggaamiyayaashu waxay ballanqaadeen inay iska kaashan doonaan soo afjaridda dagaalka sokeeye"
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jeedaasha*
Jeedaasha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jeedaasha*
Jeedaasha
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Maaso*
Dabka ka kaca laba fiilo oo kala ah duwan (maynis iyo balaas) oo istaabtay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aas ↴
aal | saabbilaash | yaasiinmaddoone | haasaase | haasaawayn | haasaawe | haasaawee | haasaawi | haasaawid | haasaawin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg