Duul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, kaas oo ka kooban tiro sinjiyaddoodu ay isku egyihiin ama ay isku dhawyihiin.

Duul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Dad aad u badan oo aan la aqoon. 2. Jinni.

Duul

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

1. Diyaarad, shimbir iwm hawada dhexdeeda marid. 2. Diyaarad iwm ku safrid.

Duul

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

Dad badan in ay dagaal qaadaan u bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duul

abbaanduul | abbaanduule | afdheere | amiiba | ammaanduul | ammaanduule | askaaris | ayaamo | ayeeyolugdheer | baal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg