Duuli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Diyaarad iwm hawada dhexdeeda ku wadid.

Duuli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Col dagaal u hoggaamin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duuli

afdheere | baaldillaacso | buub | buubi | cirbaxeen | digaag | digiiran | duulduulid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg