Duur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Meel geedo badan oo jiq ah leh, oo aan cidi degganayn. 2. D.gal: duudgaloobidda (qof). 3. (-rar, m.l) Nooc cawska ka mid ah oo aad u dhaadheer, oo hawdka ka baxa xooluhuna cunaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duur ↴
usduurad | usduuro | asduurad | banjoog | cadduuro | caduur | caduuro | cidla'joog | dameerdibadeed | dooradduur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg