Eedee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Cid eed u jeedin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eedee

eedayn | haaraan | faraqaad | garwate | geedee | inkir | inkirsan | mindumis | sareedee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg