Eex
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Garsoor aan caddaalad lagu fulin oo cid xaqeeda lagu seejiyo. ld eexo¹.
seexday*
macnaha ereyga:- wiiqadhigay
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Nin seexday siciisa dibi dhalay*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eex ↴
laabjeex | caaddil | qaarjeex | uleex | uleexid | uneexo | xaakin | xagli | yaleex | abyin-jeexeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg