faaruq
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin.

faaruq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay,- qday)

Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faaruq

faaruqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Weel wax ku jira ka marin. 2. Meel wax yaalliin ka marin.

faaruqid [m.f.dh]
eeg faaruq².

faaruqin [m.f.dh]
eeg faaruqi. ld faaruqis.

faaruqis [m.l]
ld faaruqin.

faaruqnimo [m.dh]
Faaruq ahaansho.

farmi [m.l]
Culaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dheellitiro culayskooda.

farmi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Markab faaruq ah si miisaankiisa la isugu dheellitiro culays saarid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg