Fac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cac, m.l)

1. Da'. 2. F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil. 3. ld faacad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fac

daafac | daafac | daafacaad | laag | afacaayil | anfac | anfac | anfaco | asaag | dafac |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg