Fahmo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Garashada si sahlan wax loo garto. 2. Farxad iyo firfircooni. ld fahmad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fahmo ↴
faahin | naawi | oraah | afcaan | baxsanaan | fahmad | nanashaaddo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

